44 : 20
وَإِنِّي عُذۡتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمۡ أَن تَرۡجُمُونِ
Waxaana ka magan galay Rabbigay iyo Rabbigiin inaad i dhagaxyeysaan .
Explanation & meanings · 1
- Si aydaan dhagax iigu shiidin ilaa geeri. Ama si aydaan iigu dhaleeceyn carrabyadiinna ama si aydaan iigu dhibaateyn si kale.