39 : 58
أَوۡ تَقُولَ حِينَ تَرَى ٱلۡعَذَابَ لَوۡ أَنَّ لِي كَرَّةٗ فَأَكُونَ مِنَ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Ama aysan odhan markay aragto cadaabka: Haddaan heli lahaa hal noqosho oo keliya waxaan ka mid ahaan lahaa sama falayaasha.
Explanation & meanings · 1
- La i siiyo fursad aan dib ugu laabto adduunka waxaan fali lahaa camallo san.