37 : 78 وَتَرَكۡنَا عَلَيۡهِ فِي ٱلۡأٓخِرِينَ Waxaana u reebnay (ammaan wanaagsan) facyada dambe dhexdood.