37 : 71 وَلَقَدۡ ضَلَّ قَبۡلَهُمۡ أَكۡثَرُ ٱلۡأَوَّلِينَ Waxaa dhab ahaan lumay iyaga hortood badi dadkii hore.