Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 6

37 : 6

Aayad 6 of الصَّافَات (37 : 6). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 6

إِنَّا زَيَّنَّا ٱلسَّمَآءَ ٱلدُّنۡيَا بِزِينَةٍ ٱلۡكَوَاكِبِ

Waxaanu xaqiiq ku qurxinnay samada soke qurux xiddigaha ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Xiddigaha waxaa loo abuuray seddex waxyaalood: in lagu gano shayaadiinta, in lagu tilmaan qaato oo lagu garto jihooyinka iyo qurux ahaan samada soke.