37 : 28
قَالُوٓاْ إِنَّكُمۡ كُنتُمۡ تَأۡتُونَنَا عَنِ ٱلۡيَمِينِ
Waxay (raciyadii ku) odhan (madaxdoodii): Waxaad nooga iman jirteen dhanka midig .
Explanation & meanings · 1
- Idinkoo noo diidaya ku dhaqanka wanaagga iyo diinta oo xoog noo sheeganaya.