37 : 130
سَلَٰمٌ عَلَىٰٓ إِلۡ يَاسِينَ
Salaan (Nabad gelyo iyo Ammaan Alle) korkiisa ha ahaato Ilyaasiin .
Explanation & meanings · 1
- Ilyaasiin waa wadarta Ilyaas, waxaana loola jeedaa Ilyaas iyo kuwii raacay.
سَلَٰمٌ عَلَىٰٓ إِلۡ يَاسِينَ
Salaan (Nabad gelyo iyo Ammaan Alle) korkiisa ha ahaato Ilyaasiin .