Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 125

37 : 125
الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 125

أَتَدۡعُونَ بَعۡلٗا وَتَذَرُونَ أَحۡسَنَ ٱلۡخَٰلِقِينَ

Ma waxaad baridaan Bacal oo ka tagtaan Kan u wanaagsan abuurayaasha.

Explanation & meanings · 1
  1. Bacal Waa magaca sanam weyn ay caabudi jireen dadkii Phenisia, oo ay u heysteen inuu Rabbigood yahay.