37 : 117 وَءَاتَيۡنَٰهُمَا ٱلۡكِتَٰبَ ٱلۡمُسۡتَبِينَ Waxaanuna siinnay Kitaabka (Towraadda) Xujada cad ah.