Skip to content
يسٓ /

Aayad 83

36 : 83

Aayad 83 of يسٓ (36 : 83). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

يسٓ Aayadaha 83
Suurad · يسٓ
Soomaaliga · Yacob
36 : 83

فَسُبۡحَٰنَ ٱلَّذِي بِيَدِهِۦ مَلَكُوتُ كُلِّ شَيۡءٖ وَإِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ

Ee xurmo oo dhan waxaa iska leh oo (xumaan ka) hufan (Alle) ay Gacantiisu ku jiraan Mulkiga (iyo Maamulka) wax kasta, Xaggiisaana dib la idiinku soo celin .

Explanation & meanings · 1
  1. Maalinta uu Alle u kala garsoori doono addoomahiisa oo abaal marin.