Skip to content
يسٓ /

Aayad 39

36 : 39
يسٓ Aayadaha 83
Suurad · يسٓ
Soomaaliga · Yacob
36 : 39

وَٱلۡقَمَرَ قَدَّرۡنَٰهُ مَنَازِلَ حَتَّىٰ عَادَ كَٱلۡعُرۡجُونِ ٱلۡقَدِيمِ

Dayaxa waxaanu u qaddarnay heerar uu maro ilaa uu soo noqdo mar kale sida laan timireed qallalan oo gabowday.