36 : 17 وَمَا عَلَيۡنَآ إِلَّا ٱلۡبَلَٰغُ ٱلۡمُبِينُ Nama saarna waxaan ahayn gaarsiin cad (ee Diinta Alle - Islaamka).