Skip to content
سَبإ /

Aayad 20

34 : 20

Aayad 20 of سَبإ (34 : 20). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

سَبإ Aayadaha 54
Suurad · سَبإ
Soomaaliga · Yacob
34 : 20

وَلَقَدۡ صَدَّقَ عَلَيۡهِمۡ إِبۡلِيسُ ظَنَّهُۥ فَٱتَّبَعُوهُ إِلَّا فَرِيقٗا مِّنَ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ

Waxaa dhab ahaan ku rumoobay Ibliis malihiisii , wayna raaceen , koox ka mid ah mu'miniinta mooyee.

Explanation & meanings · 2
  1. Waa dadkii Saba ama dadka oo idil.
  2. Inay dadku u nugul yihiin dhumintiisa oo diyaar u yihiin.