Skip to content
الأحزَاب /

Aayad 8

33 : 8

Aayad 8 of الأحزَاب (33 : 8). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأحزَاب Aayadaha 73
Suurad · الأحزَاب
Soomaaliga · Yacob
33 : 8

لِّيَسۡـَٔلَ ٱلصَّٰدِقِينَ عَن صِدۡقِهِمۡۚ وَأَعَدَّ لِلۡكَٰفِرِينَ عَذَابًا أَلِيمٗا

Si uu (Alle) wax uga weydiiyo run sheegyaasha runtooda , Wuxuuna u diyaariyey gaalada cadaab xanuun badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Si uu u weydiiyo Anbiyada waxa ay soo gaarsiiyeen dadkooda iyo sida loogu jawaabay. Runlowyada waxaa sidoo kale loola jeedi karaa kuwaasi rumeeyey dhambaalka ay soo gaarsiiyeen anbiyadooda oo sii gaarsiiyey dadka kale.