Skip to content
السَّجدة /

Aayad 21

32 : 21

Aayad 21 of السَّجدة (32 : 21). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

السَّجدة Aayadaha 30
Suurad · السَّجدة
Soomaaliga · Yacob
32 : 21

وَلَنُذِيقَنَّهُم مِّنَ ٱلۡعَذَابِ ٱلۡأَدۡنَىٰ دُونَ ٱلۡعَذَابِ ٱلۡأَكۡبَرِ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ

Waxaanu dhadhansiineynaa cadaabka dhow cadaabka weyn (ee Aakhiro) ka sokow, bal inay (u soo) noqdaan ( Xaqa oo tawbad keenaan).

Explanation & meanings · 1
  1. Waa dhibaatooyinka iyo musiibadaha adduunka.