30 : 17
فَسُبۡحَٰنَ ٱللَّهِ حِينَ تُمۡسُونَ وَحِينَ تُصۡبِحُونَ
Ee Xurmad weyneeya Alle oo ka hufa (ceeb iyo nuqsaan) markaad galabsataan iyo markaad waabariisataanba .
Explanation & meanings · 2
- Salaadaha Maghribka iyo Cishaha.
- Salaadda Subax.