29 : 66
لِيَكۡفُرُواْ بِمَآ ءَاتَيۡنَٰهُمۡ وَلِيَتَمَتَّعُواْۚ فَسَوۡفَ يَعۡلَمُونَ
Sidaasay uga abaal dhacaan waxaanu siinnay, sidaas darteed ha iska raaxeysteen , wayse ogaan doonaan (cidhibteeda).
Explanation & meanings · 1
- Waxaa sidoo kale Aayadda loo fasiri karaa gooddin ahaan: “Ee ha ka abaal dhacaan waxa aanu siinnay oo ha iska raaxeystaan, wayse ogaan doonaan waxa ku dhaca.