Skip to content
العَنكبُوت /

Aayad 40

29 : 40

Aayad 40 of العَنكبُوت (29 : 40). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

العَنكبُوت Aayadaha 69
29 : 40

فَكُلًّا أَخَذۡنَا بِذَنۢبِهِۦۖ فَمِنۡهُم مَّنۡ أَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِ حَاصِبٗا وَمِنۡهُم مَّنۡ أَخَذَتۡهُ ٱلصَّيۡحَةُ وَمِنۡهُم مَّنۡ خَسَفۡنَا بِهِ ٱلۡأَرۡضَ وَمِنۡهُم مَّنۡ أَغۡرَقۡنَاۚ وَمَا كَانَ ٱللَّهُ لِيَظۡلِمَهُمۡ وَلَٰكِن كَانُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ

Mid walbaa (oo ka mid ah) waxaan ku qaadnay denbigiisa, waxaa ka mid ahaa kuwo aan u dirnay dabeyl daran , waxaa ka mid ahaa kuwo uu qabsaday qarax weyn , waxaa ka mid ahaa mid aan la goynay dhulka ; waxaana ka mid ahaa kuwo aan harqinnay . Mana aheyn Alle inuu dulmiyey, iyagaase nafahooda dulminayay.

Explanation & meanings · 4
  1. Oo dhagaxyo wadata sida qoonkii Luud.
  2. Sida Thamuud iyo qoonkii Shucayb.
  3. Sida Qaaruun.
  4. Qoonkii Nuux iyo Fircoon.