Skip to content
الشعراء /

Aayad 213

26 : 213
الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 213

فَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَٰهًا ءَاخَرَ فَتَكُونَ مِنَ ٱلۡمُعَذَّبِينَ

Ee ha la baryin (caabudin) ilaah kale la jirka Alle si aadan uga mid noqon kuwa la cadaabayo.