Skip to content
الشعراء /

Aayad 165

26 : 165

Aayad 165 of الشعراء (26 : 165). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 165

أَتَأۡتُونَ ٱلذُّكۡرَانَ مِنَ ٱلۡعَٰلَمِينَ

Ma waxaad u tagtaan (galmootaan) labka oo aad kaga soocmaysaan arrinkaas Uumanka .

Explanation & meanings · 1
  1. Miyey jiraan wax ka mid ah uumanka Alle aan idinka ahayn oo fala falkaa xun oo ah fal aan caadi ahayn?