26 : 135 إِنِّيٓ أَخَافُ عَلَيۡكُمۡ عَذَابَ يَوۡمٍ عَظِيمٖ Waxaan xaqiiq idiinka cabsan (oo digayaa) cadaab Maalin weyn.