Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 72

25 : 72
الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 72

وَٱلَّذِينَ لَا يَشۡهَدُونَ ٱلزُّورَ وَإِذَا مَرُّواْ بِٱللَّغۡوِ مَرُّواْ كِرَامٗا

Waa kuwa aan furin markhaati been ah, markay maqlaanna wax uun hadal macno darro ah ku mara sharaf (ka jeesada).