24 : 34
وَلَقَدۡ أَنزَلۡنَآ إِلَيۡكُمۡ ءَايَٰتٖ مُّبَيِّنَٰتٖ وَمَثَلٗا مِّنَ ٱلَّذِينَ خَلَوۡاْ مِن قَبۡلِكُمۡ وَمَوۡعِظَةٗ لِّلۡمُتَّقِينَ
Waxaan idiin soo dejinnay Aayado cad cad , iyo tusaale kuwii tegay hortiin, iyo waanada kuwa (ka) dhowrsada (xumaha).
Explanation & meanings · 1
- Waa xukunnada iyo xeerarka, gaar ahaan kuwa ku soo arooray Suuraddan.