23 : 56
نُسَارِعُ لَهُمۡ فِي ٱلۡخَيۡرَٰتِۚ بَل لَّا يَشۡعُرُونَ
Inaan ula soo dhaqsanno waxyaalaha wanaagsan? mase dareensana .
Explanation & meanings · 1
- In waxyaalaha wanaagsan ee lagu siiyey adduunkan ay keliya yihiin wax lagu imtixaamayo iyaga.