Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 92

21 : 92

Aayad 92 of الأنبيَاء (21 : 92). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 92

إِنَّ هَٰذِهِۦٓ أُمَّتُكُمۡ أُمَّةٗ وَٰحِدَةٗ وَأَنَا۠ رَبُّكُمۡ فَٱعۡبُدُونِ

Hubaal, diintiinnani (Islaamka) waa diin mid ah , Oo Anigu 'Alle ah' waxaan ahay Rabbigiin, ee i caabuda 'Anigoo keliya'.

Explanation & meanings · 1
  1. Ummah waxaa loola jeedaa diin :hab nololeed ay jamaaco dhan wada qaataan oo raacaan, ama dhaqan iyo hannaan wanaagsan ay ummadi raacdo.