Skip to content
الكَهف /

Aayad 9

18 : 9

Aayad 9 of الكَهف (18 : 9). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الكَهف Aayadaha 110
Suurad · الكَهف
Soomaaliga · Yacob
18 : 9

أَمۡ حَسِبۡتَ أَنَّ أَصۡحَٰبَ ٱلۡكَهۡفِ وَٱلرَّقِيمِ كَانُواْ مِنۡ ءَايَٰتِنَا عَجَبًا

Mise, ma waxaad mooddaa in 'dhacdadii' qolodii hogga iyo looxa 'ay ku qornaayeen magacayadoodu' ay yihiin kuwa calaamooyinkayaga ugu yaabka badan ?

Explanation & meanings · 2
  1. Ar-Raqiim: waa looxii ama indhalkii ay ku qornaayeen xikmadaha iyo wararkii asxaabul kahaf. Waana mid ka mid ah waxyaalaha cajabta badan ee Allaah abuuray.
  2. Bal waa mid keliya ee ka mid ah waxyaalaha cajaa’ibta badan ee Alle.