Skip to content
الكَهف /

Aayad 73

18 : 73
الكَهف Aayadaha 110
Suurad · الكَهف
Soomaaliga · Yacob
18 : 73

قَالَ لَا تُؤَاخِذۡنِي بِمَا نَسِيتُ وَلَا تُرۡهِقۡنِي مِنۡ أَمۡرِي عُسۡرٗا

(Muuse) wuxuu yidhi: Ha ii qabanin waxaan hilmaamo , hana igu kallifin wax adag aan dhibsado arrinkaygan (wax barashada) darteed.

Explanation & meanings · 1
  1. Abuu Hurayra a.k.r. waxaa laga soo weriyey inuu yidhi: Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: Alle wuu u dhaafay ummadeyda (wixii ku soo dhaca) naftooda (oo camallo xun ah) marba haddaysan ku dhaqmin ama ku dhawaaqin iyo wixii halmaan uga dhaca iyo wixii lagu qasbo.».