Skip to content
الكَهف /

Aayad 107

18 : 107
الكَهف Aayadaha 110
Suurad · الكَهف
Soomaaliga · Yacob
18 : 107

إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ كَانَتۡ لَهُمۡ جَنَّٰتُ ٱلۡفِرۡدَوۡسِ نُزُلًا

Kuwa (Xaqa) rumeeyey ee samaha fala waxay leeyihiin beeraha Al-Firdaws degitaan (marti qaad) ahaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Al-Firdaws waa halka ugu sarreysa uguna fiican Jannada.