17 : 56
قُلِ ٱدۡعُواْ ٱلَّذِينَ زَعَمۡتُم مِّن دُونِهِۦ فَلَا يَمۡلِكُونَ كَشۡفَ ٱلضُّرِّ عَنكُمۡ وَلَا تَحۡوِيلًا
Dheh: Bal u yeedha kuwa aad sheegtaan (baridaan Alle) Sokadi , ma laha awood ay idiinka feydaan waxyeello ama idiinka wareejiyaan (cid kale).
Explanation & meanings · 1
- Waxay u nisbeeyaan Rabbigood inay shuruko la yihiin ee leh asnaam, malaa’ig, jin, anbiyo, awliyo, iwm.