17 : 4
وَقَضَيۡنَآ إِلَىٰ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ فِي ٱلۡكِتَٰبِ لَتُفۡسِدُنَّ فِي ٱلۡأَرۡضِ مَرَّتَيۡنِ وَلَتَعۡلُنَّ عُلُوّٗا كَبِيرٗا
Waxaan ugu sheegnay Ilmahii Israa'iil Kitaabka : Waxaad fasahaadin arlada labo jeer oo isku kibrin iskibrin weyn.
Explanation & meanings · 1
- Horay ugu sheegnay waxyi ahaan Kitaabka Towraadda waxay falayaan.