Skip to content
الحِجر /

Aayad 98

15 : 98
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 98

فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَكُن مِّنَ ٱلسَّٰجِدِينَ

Ee ku tasbiixso ammaanaha Rabbigaa oo ka mid ahow kuwa u sujuuda .

Explanation & meanings · 1
  1. Ibnu Cabbaas a.k.r. waxaa laga soo weriyey inuu yidhi: Waxaan ku garan jirey bogidda salaadda faralka kor ugu qaadista codka Xusidda Alle sida takbiirta. (W.w. Al-Bukhaari)