15 : 46 ٱدۡخُلُوهَا بِسَلَٰمٍ ءَامِنِينَ (Waxaa lagu odhan): Ku gala (Jannada) nabad idinkoo aamin ah.