Skip to content
الرَّعد /

Aayad 8

13 : 8
الرَّعد Aayadaha 43
Suurad · الرَّعد
Soomaaliga · Yacob
13 : 8

ٱللَّهُ يَعۡلَمُ مَا تَحۡمِلُ كُلُّ أُنثَىٰ وَمَا تَغِيضُ ٱلۡأَرۡحَامُ وَمَا تَزۡدَادُۚ وَكُلُّ شَيۡءٍ عِندَهُۥ بِمِقۡدَارٍ

Alle wuu Og yahay waxay dheddig walbaa uurka ku siddo , iyo waxa ilmo galeennadu nusqaamiyaan iyo waxay kororsadaanba . Wax walbaana Alle Agtiisa qaddar (waqti) go’an yuu leeyahay.

Explanation & meanings · 2
  1. Isagoo aqoon dhan u leh wax kastoo ku saabsan ilmahaas uurka ku jira.
  2. Dhaafsiisan waqtiga caadiga ee uurka oo ogsoon muddada ilmaha ku jira uurka.