Skip to content
يُوسُف /

Aayad 8

12 : 8
يُوسُف Aayadaha 111
Suurad · يُوسُف
Soomaaliga · Yacob
12 : 8

إِذۡ قَالُواْ لَيُوسُفُ وَأَخُوهُ أَحَبُّ إِلَىٰٓ أَبِينَا مِنَّا وَنَحۡنُ عُصۡبَةٌ إِنَّ أَبَانَا لَفِي ضَلَٰلٖ مُّبِينٍ

Markay yidhaahdeen: Yuusuf iyo walaalki buu naga jecel yahay aabbaheen innagoo koox ah (toban rag ah). Hubaal aabbaheen wuu gefsan yahay.

Explanation & meanings · 1
  1. Binyaamiin, oo ay isku hooyo ahaayeen Yuusuf c.s.