Skip to content
يُوسُف /

Aayad 72

12 : 72
يُوسُف Aayadaha 111
Suurad · يُوسُف
Soomaaliga · Yacob
12 : 72

قَالُواْ نَفۡقِدُ صُوَاعَ ٱلۡمَلِكِ وَلِمَن جَآءَ بِهِۦ حِمۡلُ بَعِيرٖ وَأَنَا۠ بِهِۦ زَعِيمٞ

Waxay yidhaahdeen: Waxaanu weynay koobkii wax lagu beegayey ee boqorka, kii keenaana wuxuu leeyahay (abaal gud ah) awr muggiis (oo raashin ah); anigaana ka damiin ah.

Explanation & meanings · 1
  1. Weel ka sameysan dahab oo wax lagu beego.