Skip to content
هُود /

Aayad 25

11 : 25
هُود Aayadaha 123
Suurad · هُود
Soomaaliga · Yacob
11 : 25

وَلَقَدۡ أَرۡسَلۡنَا نُوحًا إِلَىٰ قَوۡمِهِۦٓ إِنِّي لَكُمۡ نَذِيرٞ مُّبِينٌ

Waxaan dhab ahaan u dirnay Nuux qolodiisii (isagoo leh): Waxaan idiin ahay dige cad.