Skip to content
يُونس /

Aayad 43

10 : 43

Aayad 43 of يُونس (10 : 43). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

يُونس Aayadaha 109
Suurad · يُونس
Soomaaliga · Yacob
10 : 43

وَمِنۡهُم مَّن يَنظُرُ إِلَيۡكَۚ أَفَأَنتَ تَهۡدِي ٱلۡعُمۡيَ وَلَوۡ كَانُواْ لَا يُبۡصِرُونَ

Waxaana ka mid ah kuwo ku soo eega , ma adigaase ku toosin kara waddada indhoolaha iyagoon wax arkayn?

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waxaa weeye way arkaan calaamadaha Nabinnimada Rasuulka s.c.w. mase ay raacaan oo wax kuma qaataan.