Skip to content
يُونس /

Aayad 42

10 : 42

Aayad 42 of يُونس (10 : 42). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

يُونس Aayadaha 109
Suurad · يُونس
Soomaaliga · Yacob
10 : 42

وَمِنۡهُم مَّن يَسۡتَمِعُونَ إِلَيۡكَۚ أَفَأَنتَ تُسۡمِعُ ٱلصُّمَّ وَلَوۡ كَانُواْ لَا يَعۡقِلُونَ

Waxaa ka mid ah kuwo ku dhageysta , ma adigaase wax maqalsiin kara dhagoolaha iyagoon wax fahmeyn?

Explanation & meanings · 1
  1. Waa sida inay dhageysanayaan waxa uu akhriyo Rasuulka iyo waxa uu baro, laakiinse quluubtooda ma aqbalaan Xaqa.