Skip to content
الأنفَال /

Aayad 59

8 : 59
الأنفَال Aayadaha 75
Suurad · الأنفَال
Soomaaliga · Yacob
8 : 59

وَلَا يَحۡسَبَنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ سَبَقُوٓاْۚ إِنَّهُمۡ لَا يُعۡجِزُونَ

Yeysan moodinna gaalada inay hormareen (macnaha waa ha ka cabsan ku hormarkooda heerarka adduun ama hubka). Hubaal (Alle) kama baxsan karaan .

Explanation & meanings · 1
  1. Wuuna soo qaban meelay gaaraanba.