72 : 4
وَأَنَّهُۥ كَانَ يَقُولُ سَفِيهُنَا عَلَى ٱللَّهِ شَطَطٗا
Wuxuu ahaa kan maan gaabka ahi ee dhexdeenna ah mid ka sheega hadallo xadgudub ah aan habbooneyn Alle.
Explanation & meanings · 1
- Ibliis. Waxaa sidoo kale lagu fasiri karaa wadar ahaan, markaas waa in la yidhaahdo: “iyo in kuweenna maangaabka ahi ee naga mid ah”.