Skip to content
الأعرَاف /

Aayad 81

7 : 81
الأعرَاف Aayadaha 206
Suurad · الأعرَاف
Soomaaliga · Yacob
7 : 81

إِنَّكُمۡ لَتَأۡتُونَ ٱلرِّجَالَ شَهۡوَةٗ مِّن دُونِ ٱلنِّسَآءِۚ بَلۡ أَنتُمۡ قَوۡمٞ مُّسۡرِفُونَ

Idinku waxaad ugu tagtaan ragga shahwad (macaansi), halkii haweenka. Waxaad tihiin qolo xad gudub badan.