7 : 19
وَيَٰٓـَٔادَمُ ٱسۡكُنۡ أَنتَ وَزَوۡجُكَ ٱلۡجَنَّةَ فَكُلَا مِنۡ حَيۡثُ شِئۡتُمَا وَلَا تَقۡرَبَا هَٰذِهِ ٱلشَّجَرَةَ فَتَكُونَا مِنَ ٱلظَّٰلِمِينَ
Aadamow! Dega adiga iyo xaaskaaga Jannada gudaheed, oo wax ka cuna meeshaad doontaan, hase u dhowaannina geedkan, haddii kale waxaad labadiinnuba ahaaneysaan kuwo gefay.