7 : 184
أَوَلَمۡ يَتَفَكَّرُواْۗ مَا بِصَاحِبِهِم مِّن جِنَّةٍۚ إِنۡ هُوَ إِلَّا نَذِيرٞ مُّبِينٌ
Miyeyna ka fikirin inaan saaxiibkood (Nabi Muxammad) qabin wax saameyn jin ah. Wax kalena maahee waa dige cad.