Skip to content
الأعرَاف /

Aayad 162

7 : 162
الأعرَاف Aayadaha 206
Suurad · الأعرَاف
Soomaaliga · Yacob
7 : 162

فَبَدَّلَ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ مِنۡهُمۡ قَوۡلًا غَيۡرَ ٱلَّذِي قِيلَ لَهُمۡ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ رِجۡزٗا مِّنَ ٱلسَّمَآءِ بِمَا كَانُواْ يَظۡلِمُونَ

Waxayse kuwoodii ka midka ahaa ee dulmiga falay ku beddeleen hadal ka duwan midkii lagu yidhi . Markaasaan kaga soo dejinnay cirka cadaab dulmigoodii dartiis.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa la amaray inay yidhaahdaan xiddah Allow noo denbi dhaaf, waxayse u beddeleen jeesjees ahaan inay yidhaahdeen xindah gallay tin ku jirta,