7 : 109
قَالَ ٱلۡمَلَأُ مِن قَوۡمِ فِرۡعَوۡنَ إِنَّ هَٰذَا لَسَٰحِرٌ عَلِيمٞ
Waxay xildhibaannadii ka mid ahaa qolodii Fircoon yidhaahdeen: Kani waa sixiroole xeel dheer.