Skip to content
Al-acraaf /

Aayad 102

7 : 102

Aayad 102 of Al-acraaf (7 : 102). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Al-acraaf Aayadaha 206
Suurad · Al-acraaf
Soomaaliga · Yacob
7 : 102

وَمَا وَجَدۡنَا لِأَكۡثَرِهِم مِّنۡ عَهۡدٖۖ وَإِن وَجَدۡنَآ أَكۡثَرَهُمۡ لَفَٰسِقِينَ

Ma aanu ka helin badankooda (daacadnimo iyo dhowris ) ballan, waxaan hellay badankood iyagoo ah caasiyaal.