Skip to content
المُلك /

Aayad 6

67 : 6
المُلك Aayadaha 30
Suurad · المُلك
Soomaaliga · Yacob
67 : 6

وَلِلَّذِينَ كَفَرُواْ بِرَبِّهِمۡ عَذَابُ جَهَنَّمَۖ وَبِئۡسَ ٱلۡمَصِيرُ

Kuwa ku gaalooba Rabbigood waxay leeyihiin cadaab jahannamo, oo u xun aayotiin iyo meel la ahaado.