66 : 2
قَدۡ فَرَضَ ٱللَّهُ لَكُمۡ تَحِلَّةَ أَيۡمَٰنِكُمۡۚ وَٱللَّهُ مَوۡلَىٰكُمۡۖ وَهُوَ ٱلۡعَلِيمُ ٱلۡحَكِيمُ
Wuxuu Alle horeyba idiinku jideeyey dhaar furyo . Alle waa gargaarahiin. Waa wax walba Ogsoonaha, Xakiimka ah.
Explanation & meanings · 1
- Inaad sameysaan kafaara gud:. Xagga kafaara gudka la bixinayo: eeg Suuradda 5: Aayadda 89