Skip to content
الحَشر /

Aayad 15

59 : 15
الحَشر Aayadaha 24
Suurad · الحَشر
Soomaaliga · Yacob
59 : 15

كَمَثَلِ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ قَرِيبٗاۖ ذَاقُواْ وَبَالَ أَمۡرِهِمۡ وَلَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ

Waa sida kuwii iyaga wax yar ka horreeyey . Waxay dhadhamiyeen cidhib xumadii arrinkooda, waxayna leeyihiin cadaab xanuun badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa Yahuuddii reer Banuu Qaynuqaac ee horay iyaguna looga raray Madiina.