Skip to content
الطُّور /

Aayad 44

52 : 44
الطُّور Aayadaha 49
Suurad · الطُّور
Soomaaliga · Yacob
52 : 44

وَإِن يَرَوۡاْ كِسۡفٗا مِّنَ ٱلسَّمَآءِ سَاقِطٗا يَقُولُواْ سَحَابٞ مَّرۡكُومٞ

Hadday arkaan gabal cirka ka mid ah oo soo dhacaya waxay odhan: Waa daruuro is dul saaran (cinaad darti).

Explanation & meanings · 1
  1. Kaasoo calaamo u ah soo degitaanka Ciqaabka Alle, sida ay dalbadeen ah.